MadaxweyneFarmaajo oo ku baaqay in aan waxba laga badalin heshiiskii 17 September (daawo)

HomeWararka

MadaxweyneFarmaajo oo ku baaqay in aan waxba laga badalin heshiiskii 17 September (daawo)

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku baaqay in aan lagu dag dagin isbadal lagu sameeyo heshiiska 17-septembar oo ay wada saxiixdeen Madaxda Dowladda Federaalka

Kooxo hubaysan oo muwaadin Soomaliyeed ku dilay dalka Koonfur africa
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku baaqay in aan lagu dag dagin isbadal lagu sameeyo heshiiska 17-septembar oo ay wada saxiixdeen Madaxda Dowladda Federaalka Dowlad Goboleedyada.

“Waxaan aaminsanahay in Ra’iisulwasaaraha iyo madaxda dowlad-goboleedyadu wax badan qabteen,doorashada dadban iyadaaba muran ku dhisan,heshiiskii 17-Septemper waan saxiixay meel buuna yaallaa wuxuu ahaa mid laga fakaray waa in la iska ilaaliyaa in wax lag baddalo” ayuu yiri Farmaajo.

Markale ayuu yiri”Madaxweynayaasha iyo Ra’iisulwasaaraha waa inay diiradda saaraan qabsoomidda doorasho hufan caddaalad ku dhisan qof walba oo muwaadin ahna u tartamikaro,waxa nalaka sugaayo waa doorasho”

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: