Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Masar

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Masar, C/Fataax El-Sisi.

Afhayeenka Madaxtooyada dalkaasi, Danjire Basaam Raadi ayaa xaqiijiyey inuu Madaxweyne Elsisi uu Telefoon ka helay dhigiisa dalka Somalia.

Lama Faahfaahin Qoddobadii ay Labada Madaxweyne kaga wada hadleen Khadka Telefoonka.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa weli dhankeeda ka hadlin waxyaabaha uu Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay dhiggiisa dalka Masar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com