Madaxweyne Xaaf: Xiriirka Ahlu Sunna, kan Puntland iyo Kahortagga Alshabaab (dhegayso)

Madaxweyne Xaaf: Xiriirka Ahlu Sunna, kan Puntland iyo Kahortagga Alshabaab (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug ayaa ka halay arrimo ay kamidyihiin heshiiskii Gaalkacyo iyo howlagalkii lagu qabtay saraakiil katirsan Al-shabaab. Waxaa kale oo uu ka hadlay wadahadalada Ahlusuna iyo waliba ciidanka iskudhafka ah ee magaalada Gaalkacyo laga hirgaliyay.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0