Madaxweyne Xaaf: “Maamul goboleedyadu ciidamo u gaar ah ayey samaysan doonaan” ( dhegayso )

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf: “Maamul goboleedyadu ciidamo u gaar ah ayey samaysan doonaan” ( dhegayso )

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaafa oo kusugan magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedya

Rag lagu eedeeynayo Inay Dilal ka geysteen Gobolka Mudug oo la soo qabtay
Warka Caweysin iyo Fadumo degan Daljir Bossaso (dhegayso)
Shacabka Gobalka Cayn oo soo dhaweyeey doorashadda qof iyo cod ee kadhacaysa Puntland

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaafa oo kusugan magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedyada ay samaysan doonaan ciidamo ugaar ah .

Xaaf ayaa sheegay in dowladda hada jirta aysan ahayn dowladd ay aqonsan yihiin oo u shaqan karta sidii loogu talagalay .

Hadalkan ayuu ka sheegay shirkii  golaha iskaashiga ee maamul goboleedyada  oo maanta ka furmay magaalada Garoowe .

Golahan oo ayaa haatan waxaa ku midaysan  afar maamul  goboleed oo kala ah , Puntland , Galmudug  Jubland , iyo koonfur galbeed , marka laga reebo mamaulka Hir-shbele oo dowladda la heshiiyay .

 

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: