Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo soo dhaweyeey Guulaha Ciidanka DFS ee Kasameyeen dagaalka lagula jiro Alshabaab

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo soo dhaweyeey Guulaha Ciidanka DFS ee Kasameyeen dagaalka lagula jiro Alshabaab

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa so dhaweeyay guulaha Ciidamada Xogga dalku ka gareen howlgalka wajiga labaad ee ka socda qeybo ka mid ah Galmudug.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo lagula dagalamayo Alshabaab ka sameeyay deegaanada Ceel Heele, Ceel Dhiig saar iyo kalabayr oo dhammaantood hoostaga Magaalada Galcad ee gobalka Galgaduud.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheikh Maxamuud ayaa dhawaan ku dhawaaqay bilaabashada wajiga labaad ee howlgalka Alshabaab looga saarayo Gobolada Dalka waxana howlgalkaas uu ku socda si xowli ah ayaado ilaa iyo hadda la xoreeyay Deegano badan oo ka kala tirsan Galmudug iyo Hirshabelle

Diwaanka wararka
Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com