Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u duulay dalka Turkiga

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo u duulay dalka Turkiga

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa saaka safar ugu baxay Dalka Turkiga. Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport Garoowe, kusii sagootiyey xubno isugu jira Goleyaasha Dowladda iyo saraakiil Madaxtooyo. Diwaanka wararka Radio Daljir

Madaxweyne Gaas oo Boosaaso Ka Daah-Furay Mashruuca Caafimaadka Aasaasiga (dhegayso+Sawiro)
Itoobiya oo la Wareegtay hogaanka AMSIOM
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa saaka safar ugu baxay Dalka Turkiga.

Madaxweyne Ku-xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir Airport Garoowe, kusii sagootiyey xubno isugu jira Goleyaasha Dowladda iyo saraakiil Madaxtooyo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: