Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Safar Ugu Baxay Gobolka Cayn (DHEGAYSO)

HomeWararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Safar Ugu Baxay Gobolka Cayn (DHEGAYSO)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka safar ballaaran ugu baxay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriira caalamiga ah oo waftigaani qayb ka ahaa ayaa ka warbixiyey u jeedka socdaalkooda maray ku hakadeen magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal. CODKA http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59070f290a0100a8d0b5ea5f/WASIIRA+Dawlah+qorshaynat+dawlada+puntlan.mp3

Buhoodle dhalinyaro ka qayb gashay tartanka Quraanka kareemka ah (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Caasho Geele oo ka haddashay tacadiga haweenka loo geeysto (dhegayso)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka safar ballaaran ugu baxay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo xiriira caalamiga ah oo waftigaani qayb ka ahaa ayaa ka warbixiyey u jeedka socdaalkooda maray ku hakadeen magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal.

CODKA

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: