Caasho Geele oo ka haddashay tacadiga haweenka loo geeysto (dhegayso)

Caasho Geele oo ka haddashay tacadiga haweenka loo geeysto (dhegayso)

Caasho geele diiriye oo horey xilaal kala duwan Puntland uga soo qabatay ayaa Waraysi ay siisay Warbaahinta Daljir ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay dhacdo ka dhacday muqdisho maalin kahor kadib markii gabar 19 jir ah kufsi loo geeystay kadibna dabaq 6 biyaano ah laga soo tuuray.

Marwo Caasho geele oo horey Wasiirka Haweenka Puntland u soo noqotay ayaa sheegtay in wax laga xumaado ay tahay in kufsi lagula kaco dumarka,iyaddo ragga ugu baaqday inay ka fiirsadaan talabooyinka ay qaadayaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com