Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Maanta Kormeeray,Dekadda Bosaaso,Bangiga dhexe,Qaybta Booliska & Xarumo kale oo Muhiim ah (Daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Maanta Kormeeray,Dekadda Bosaaso,Bangiga dhexe,Qaybta Booliska & Xarumo kale oo Muhiim ah (Daawo)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray Dekadda Boosaaso, Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Dekadaha, Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso, Bangiga, xarunta Gobolka, Saldhiga Bartamaha iyo xarunta Dowladda hoose ee degmada Boosaaso halkaasi oo uu kaga qeybgalay furitaanka golaha deegaanka ee degmada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com