Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo guddi u magacabay Shaqaaqadi Gaalkacyo ka dhacday

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo guddi u magacabay Shaqaaqadi Gaalkacyo ka dhacday

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay guddiga baarista dhacdadii ka dhacday Gobolka Mudug.

1: Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan. (Wasiir ku xigeenka Amniga iyo DDR).gudoomiye
2: Xil Axmed Jaamac Cabdulle. (Xildhibaan Puntland).

3: Xil Cabdiweli Yuusuf Warsame. (Xildhibaan Puntland).

4: Gen. Caydiid Axmednuur Warsame. (Kusimaha Taliyaha Booliiska Puntland).

5: Aadan Cali Maxamuud. (Kusimaha Xeer Ilaaliyaha Ciidanka Qalabka sida ee Puntland)
6: Asad Faarax Maxamed. (Xoghayn)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com