Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash oo Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada.

HomeWararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash oo Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada. Kulanka ayaa looga h

Iran oo xayiraad dhanka kubadda cagta ah lagu soo rogay
Taliyihii Ciidanka Booliska Goldogob oo la dilay (dhegayso)
Caabudwaaq iyo u diyaargarowga Ciida (dhegayso)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada.

Kulanka ayaa looga hadlay xaalada guud ee Amniga, si gaaar ah xaalada Laascaanood iyo garab istaaga Shacabka kasoo barakacay Xasuuqa Soomaaliland wado, dhacdooyinkii iyo waxqabadka todobaadka, dar-dargalinta arrimaha doorashooyinka, Soo bandhigidda qorsha sanadeedka Xukuumada 2023, tayaynta ciidanka Asluubta, furitaanka xabsiga Sanaag iyo horumarinta xabsiyada.

Ugu dambayn Shirka Golaha ayaa lagu ansixiyay Siyaasada jaangoynta Mushaharaadka Shaqaalaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: