Madaxweyne hore Xasan sheekh oo Fariin culus u diray Dowladda (Daawo)

HomeWararka

Madaxweyne hore Xasan sheekh oo Fariin culus u diray Dowladda (Daawo)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay muhiim tahay in la dhaqan-geliyo waxyaabihii ay ku heshiiyeen Xukuumadda Soom

Madaxweynaha Jubbaland oo maalintii labaad ku sugan jiida hore ee dagaalka (Daawo)
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Maxaa ka hirgalay Mashaariicdii JPLGa een Puntland? (dhegayso)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay muhiim tahay in la dhaqan-geliyo waxyaabihii ay ku heshiiyeen Xukuumadda Soomaaliya, sida Gudiyada banaanbaxa loo xilsaaray iyo kuwa dhacdadii 19-kii Febaraayo.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray Xasan Sheekh in aysan jirin dad ay dowladda soo abaabushay oo loogu talo galay inay banaanbaxaas ka qeyb-galaan hadii ay tagaana ay carqalad u arkaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: