Site icon Radio Daljir

Madaxweyne hore Xasan sheekh oo Fariin culus u diray Dowladda (Daawo)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay muhiim tahay in la dhaqan-geliyo waxyaabihii ay ku heshiiyeen Xukuumadda Soomaaliya, sida Gudiyada banaanbaxa loo xilsaaray iyo kuwa dhacdadii 19-kii Febaraayo.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray Xasan Sheekh in aysan jirin dad ay dowladda soo abaabushay oo loogu talo galay inay banaanbaxaas ka qeyb-galaan hadii ay tagaana ay carqalad u arkaan.

Exit mobile version