Madaxweyne GUUDLAAWE oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkiisii Maaliyada

HomeWararka

Madaxweyne GUUDLAAWE oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkiisii Maaliyada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Cabdishakuur Maxamed Xasan i

Wacaal Darey ah: Khasaare ka dhashay weerar caawa lagu qaaday Saldhiga bartamaha Gaalkacyo
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga DFS oo kormeeray Xarumaha Booliska Boosaaso (dhegayso)
MAANHADAL: Maxaa loo hadal hayaa wareegtooyinka Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Cabdishakuur Maxamed Xasan isagoo si kumeel gaar ah xilka Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ugu Magacaabay Dr Maxamed Maxamuud Cabdulle.

Cabdishakuur Maxamed Xasan ayaa hore u soo noqday Madaxweyne ku xigeen, waxana uu ahaa musharax madaxweyne ku xigeen xilligii doorashada dowlad goboleedka Hirshabelle.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: