CIIDAMADA (PSF) OO FASHILIYAY QARAXYO AY SOO MALEEGEEN AL-SHABAAB IYO RAGII WATAY OO GACANTA LAGU DHIGAY (daawo)

CIIDAMADA (PSF) OO FASHILIYAY QARAXYO AY SOO MALEEGEEN AL-SHABAAB IYO RAGII WATAY OO GACANTA LAGU DHIGAY (daawo)

Howlgalkan ayay ciidamada amniga Puntland ee (PSF) waxa ay kusoo qabteen qaraxyo lagu diyaarinayay mid kamid ah xaafadaha magaalada Boosaaso.

Howlgalka ayaa intii ay ciidamadu kujireen waxaa usuurtagashay iney gacanta ku dhigaan Rag looga shakisanyahay in ay qaraxyadan diyaarinayeen.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com