Madaxweyne Gaas oo sheegay inuusan doonayn Xil kororsi (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo sheegay inuusan doonayn Xil kororsi (dhegayso)

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha dawlada Puntlnad ayaa shalay xili uu ka hadlayey Munaasibada Xariga loooga Jarayey Wajigii labaad ee wadda is

Maxay ku heshiiyeen Uk iyo madaxa midowga Yurub? (dhegayso)
MAANHADAL: Suurtagal matahay in wakhtiga haray lagu qabto doorasho dadweyne ?
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha dawlada Puntlnad ayaa shalay xili uu ka hadlayey Munaasibada Xariga loooga Jarayey Wajigii labaad ee wadda isku xirta Ceeldaahir iyo Ceerigaabo wuxuu ka hadlay Hormarka Puntland iyo Dhismaha wadooyinka.

Dhankale Madaxweyne Gaas ayaa soo hadal qaaday xil Kororsi mudooyinkii danbe laysla dhexmarayey wuxuuna sheegay inaysan waxba ka jirin hadaladaasi isla markaana hadii la doorto iyo hadii kalaba uu ka shaqaynayo Dhismaha wadooyinka Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    KKKKKKK.
    SIDA CARUURTA BUU U SHEEKAYNAYAA.
    GAAS HADAAN LOO KORDHIN MUDADA BEEN BAAN SHEEGAY ORODASKAYGUNA WAA FAALSO.
    LA ARKEE.

DISQUS: