HomeUncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay ra’iisul wasaaraha xukuumadda cusub.

Muqdisho, Feb 23 2017-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow ku dhowaaqay ra’iisul wasaarihiisa cusub.

RW Soomaaliya iyo Islaan Bashiir oo Gaalkacyo ku kulmay
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Galkacyo oo cakiran.
Isimada iyo bulshada Baay oo banaan-bax ka dhan ah shirka Brussels maanta ka dhigay Baydbabo
Muqdisho, Feb 23 2017-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow ku dhowaaqay ra’iisul wasaarihiisa cusub.

Mudane Madaxweyne Farmaajo waxa uu Ra’iisul wasaare u magacaabay mr magacaabo Xasan Cali Kheyre oo uu sheegay inuu yahay shaqsi wax badan ka qaban karo marxaladda dalka uu ku sugan yahay.

Farmaajo ayaa u rajeeyey shaqsigan inuu ilaahay u fududeeyo howsha culus ee hortaalla, una rajeeyey inuu layimaado daacadnimo.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: