Madaxweyne Farmaajo oo la hadlay saraakisha Ciidamadda Dowladda (Daawo)

Madaxweyne Farmaajo oo la hadlay saraakisha Ciidamadda Dowladda (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay Dugsiga Tababarka ee Janaraal Goordan iyo Taliska Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo xog wareysi ah la yeeshay saraakiisha ugu sarreeysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Xeryaha uu booqday.

Halkan kadaawo Khudbadda Madaxweynaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com