Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya (Sawiro)

Madaxweynaha JFS ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya Axmed Shide kaasoo dhambaal hambalyo iyo salaan ah uga siday Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Dr. Abiy Axmed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa u xaqiijiyay Wasiirka sida Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga go’antahay nabadgalyada, xasilloonida iyo horumarka dhaqaale ee guud ahaan Gobolka Geeska Afrika.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com