Madaxweyne Farmaajo oo Kormeer kadis ah kutagay xarunta Xaruunta Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka banaadir (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo oo Kormeer kadis ah kutagay xarunta Xaruunta Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka banaadir (dhegayso)

Madaxweyne dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa kormeer kadis ah waxa uu ku tagay Xaruunta Taliska Ciidanka Booliska ee gobolka banaadir.

Wax yaabihii uu madaxweynahu ciidamada uu kala hadlay waxaa Warbaahinta usharaxday Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Soomaaliya Sakiya Axmed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com