Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb oo uu maalinta beri ah ka daahfuri doono.

Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, kuxigeenkiisa iyo mas’uuliyiin kale.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com