Madaxweyne Farmaajo oo faray Hay’adaha Dowladda in la dardar geliyo Hawlaha Gurmadka Fatahaadaha (Daawo)

Madaxweyne Farmaajo oo faray Hay’adaha Dowladda in la dardar geliyo Hawlaha Gurmadka Fatahaadaha (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta socdaal u kuur-gal ah ku tagay magaalada Baladweyne ayaa la wadaagay bulshada iyo maamulka heer Degmo iyo Heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle sida ay uga go’an tahay hay’adaha heer Federaal samata-bixinta dadkeenna dhibaataysan iyo xal u helista musiibadan dabiiciga ah.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com