Madaxweyne Deni:”Reer Qardho waa lagu yaqaan garab istaaga dawladnimada”(dhegayso)

Madaxweyne Deni:”Reer Qardho waa lagu yaqaan garab istaaga dawladnimada”(dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo maanta lagu soo dhaweeyay degmada Qardho ee xarunta gobolka karkaar ayaa xariga kajaray  xerada tababarka ciidamada Puntland ee Xergoble.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0