Madaxweyne Deni“ Waxaan aad uga digayaa dadka danaynaya in dhalinyarada ay ku kiciyaan wax aan munaasib ahayn (dhegayso)

Madaxweyne Deni“ Waxaan aad uga digayaa dadka danaynaya in  dhalinyarada ay ku kiciyaan  wax aan munaasib ahayn (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa sheegay in gudaha Puntland ay kujiraan dad ku howlan kicinta shacabka Puntland gaar ahaan dhalinyarada, kuwaas oo doonaya in ay burburiyaan nidaamka dowladnimo ee Puntland ka jira.

madaxweyne Deni majirto cid uu carabka ku dhutay, balse waxaa xusidmudan in uu jiro khilaaf udhexeeya dowadda iyo maamulka Puntland.

hadalkan ayuu madaxweynaha ka sheegay munaasibadii daahfurka duulimaadka Shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines

Dgegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com