Madaxweyne deni oo tababar u furay ciidamo katirsan Asluubta

HomeWararka

Madaxweyne deni oo tababar u furay ciidamo katirsan Asluubta

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u furay Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland oo lagu tababarayo Kulliyada ta

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul-Fidriga
Agaasimaha Madaxtooyada Puntland oo Burtinle Gaaray
Madaxweyne Xaaf, Galmudug, oo ka warbixiyey shirkii oo fashil ku soo dhamaaday (dhegayso | daawo)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u furay Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland oo lagu tababarayo Kulliyada tababarada Ciidanka Asluubta ee Gen. Cali Nuur Garoowe Garoowe : 03 December 2022:Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u furay Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland oo lagu tababarayo Kulliyada tababarada Ciidanka Asluubta ee Gen. Cali Nuur.

Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Ciidanka in ay ka faa’ideystaan casharada, tababarka iyo xirfada aqooneed ee la siinayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: