Madaxweyne deni oo qaabilay Wafdi kasocda Midowga Europe

HomeWararka

Madaxweyne deni oo qaabilay Wafdi kasocda Midowga Europe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Midowga Europe oo ay hoggaaminayso

Guddoomiyaha Godobo jiraan oo ka hadlay Abaar kajirta tulooyin hoosyimaada Godobjiraan (dhegayso)
Mahdi Guuleed oo noqday Xildhibaankii u horreeyay ee Golaha Shacabka
Barlamaanka Puntland oo Dood Kulul ka yeeshay Amaanka Xuduudaha Puntland & Faragalinta Somaliland (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Midowga Europe oo ay hoggaaminayso Safiirka Midowga Europe ee Soomaaliya Tiina Intelmann iyo Wafdi ka socda Hay’adda Care International oo ay hoggaaminayso Ku-xigeenka Madaxa Care International ee Soomaaliya Ummykaltun Abdimajid.

Midowga Europe, Hay’adda Care Iyo Hay’adda Save the Children oo iyana Saraakiil ka socotay ay qeyb ka aheyd Wafdiga, waxaa ay Dowladda Puntland kala shaqeynayaan Mashruuca Waxbarashada Waa Iftiin oo kor loogu qaadayo Waxbarashada Puntland, gaar ahaan tayada macalimiinta iyo Heerka Waxbarasho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: