Madaxweyne Deni oo magacaabay Wakiilka Dowladda Puntland u jooga Dalka Maraykanka.

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo magacaabay Wakiilka Dowladda Puntland u jooga Dalka Maraykanka.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 68, 21 September 2019, ku magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)
RW Khayre iyo Imaaraatka Carabta oo ka wada hadlaya arimaha labada dal
Madaxwayne Deni “Hooyadu inay qarin waxa gabadheeda lagu sameeyey waa horumar la gaaray” (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 68, 21 September 2019, ku magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Maraykanka.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu Arkay : Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu Arkay: Baahida loo qabo in la xoojiyo xiriirka ka dhexeeya Dowladda Puntland iyo Qurba joogta Puntland ee ku nool dalka Maraykanka.

Markuu Tixgeliyey: Aqoonteeda iyo Khibradeeda Shaqo.

Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Mulki Abdisamad Hussein loo magacaabay Wakiilka Dowladda Puntland ee Dalka Maraykanka.

2. Xeerkani wuxuu dhaqangelaya Markuu Madaxweynuhu Saxiixo, Wuuna saxiixay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: