HomeWararka

MADAXWEYNE DENI OO MAANTA KORMEEREY BUUNDOOYINKA WADAD DEGAANKA XAAJI KHEYR (SAWIRO)

 Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Buundooyinka Wadada deegaanka Xaajikheyr halkaasi oo uu ku socdo dhism

Madaxweynaha Hiirshabeele oo dib ugu laabtay Jowhar
WAXA UU MAGAALO U YIMI IN UU OOKIYAALE XIRTO LAAKIIN MARKII DAMBE WAXA UU ASAASAY MAGAALO (daawo)
Kheyre oo ololihiisa doorashada ka bilaabay Nairobi
 Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Buundooyinka Wadada deegaanka Xaajikheyr halkaasi oo uu ku socdo dhisme iyo dayactir lagu sameynayo Buundooyinka.
Masuuliyiinta Wasaaradda Howlaha Guud, Hay’adda Waddooyinka Puntland iyo Shirkadda dhisaysa Waddada, ayaa Madaxweynaha la wadaagay shaqada laga qabtay Buundooyinka Xaajikheyr oo midna la dhameystiray midna uu dhismuhu weli ku socdo.
Kormeerka waxaa Madaxweynaha ku-weheliya Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdirashiid Jibriil Yuusuf Cawl, Xildhibaanada cusub ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya Puntland iyo Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland .
Dowladda ayaa dayactir ku wada dhammaan Wadooyinka Isku xira Gobollada Puntland oo ay saameyn ku yeesheen Roobabkii ka da’ay Puntland sanadihii ugu danbeeyay.
HOOS KAFIIRI SAWIRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: