Madaxweyne Deni oo laga dalbaday in uu deg deg u soo gudbiyo liiska Musharixiinta Aqalka sare

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo laga dalbaday in uu deg deg u soo gudbiyo liiska Musharixiinta Aqalka sare

Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdul

Madaxweynaha Maraykanka oo ku dhawaaqay ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Afghanistan
Khudbadda Madaxweyne Deni oo Xarunta Golaha wakiilada Puntland
Muqdisho: Ciidamada Amniga oo fashilay qarax uu is kusoo xiray qof naftii halige ah

Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, kaasi oo ku saabsanaa inuu soo gudbiyo liiska musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Warqadda ay guddiga u direen Madaxweynaha Puntland ayaa u qorneyd sidan.

Codsi soo gudbin Liiska musharixiinta u tartameya Golaha Aqalka Sare

Anagoo tixraaceyno heshiisyadii doorashada ee 17 September 2020, 1da October 2020, 27 May 2021 iyo 29 June 2021.

Anaga oo raaceyno sida shaxda doorashada loo dajiyay ee ku waqtiyaysan heshiisyadii iyo jadwalka doorashada Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka.

Waxaan halkaan kuugu soo wadaagayaa codsi ku aadan inaad noo soo gudbiso liiska musharixiinta Aqalka Sare.

Akhriso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: