Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

HomeWararka

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid

Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Diiwaangelinta xisbiyada qaran ee dalka oo kasocota Muqdisho
DAAWO: RUUX MEYKIISA LA AQOONSAN WAAYEY OO ISBITAALKA GUUD EE MAGAALADA GAROWE

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

8 xubnood oo guddiga doorashada heer dowlad goboleed ah, 2 xubnood oo guddiga heer federaal ah iyo 2 xubnood oo ah guddiga xalinta khilaafaadka.

Xubnahaan ayaa waxaa laga reebay kuwo horay Madaxweynaha Jubbaland uu Magacaabay balse aan loo soo dirin Xafiiska Rooble.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: