Madaxweyne Axmed Madoobe oo amray in la xiro guubaha Cibaadada

HomeWararka

Madaxweyne Axmed Madoobe oo amray in la xiro guubaha Cibaadada

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan degdeg la qaatay Culimada iyo imaamyada masaajidada ku yaalla Magaalada Kisma

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo shaaciyeey xiligay dhacayso doorashadda Madaxtinimadda Galmudug (Daawo)
Xildhibaan Mahad Cabdala oo amaanay shaqadda Guddiga Maaliyadda ay qabteen.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Billad-Sharafyo Guddoonsiiyey Xulka 17 Jirrada ee gu Guuleystay Koobka Cecafa

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan degdeg la qaatay Culimada iyo imaamyada masaajidada ku yaalla Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose,isaga oo kala hadlay dhibaatada ama khatarta Cudurka Cornavirus.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Culimada faray in dhamaan la xiro masaajida ku yaalla guud ahaan deegaannada Maamulka Jubbaland,si looga hortago faafitaanka Cudurka Safmareenka ah ee COVID-19.

Shacabka ku nool deegaannada Dowlad goboleedka Jubbaland ayuu ugu baaqay inay qaataan talooyinka Caafimaad ee loo soo jeedinayo si ay uga badbaadaan khatarta Cudurka,ilsa markaana ka maamul ahaan ay dadaal farabadan ku bixin doonaan.

Deegaano kamid ah Maamulka Jubbaland ayaa waxaa laga diiwaangeliyay kiisas kamid ah Cudurka COVID-19,waxaana ilaa iyo hadda laga helay 58 Ruux oo ku nool deegaannada kala duwan ee Maamulkaas.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: