MAANHADAL: Fadliga Tobanka dambe ee Ramadaan (dhegayso)

MAANHADAL: Fadliga Tobanka dambe ee Ramadaan (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal meel walba oo aad dunida ka joogaan ku soo dhawaada Barnaamijka MAANHADAL,oo todobaad walba mowduuc gooni ah ku soo qaadano.

Todobaadkan Barnaamijka wuxuu ku saabsanyahay Fadliga tobanka dambe ee Bisha Ramadaan ee gabagabada ku dhow,waxaana Xarunra Daljir ee Boosaaso ku marti ah culumo kala duwan.

Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa ka soo jeedinaya Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com