Madaxweyne Axmad Madoobe oo ku soo wajahan saaka Bosaso

HomeWararka

Madaxweyne Axmad Madoobe oo ku soo wajahan saaka Bosaso

Warar hoose oo naga soo gaaray madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmad Madoobe ay safar ku i

Sare ukac kuyimid Qiimaha khudaarta ee suuqa Bosaaso (dhegayso)
CALMADOW MEEL CAJIIB AH OO AAN LA OGEYN (Daawo)
BAYDHABO iyo sara-u-kac ku yimid qiimaha lagu raaco gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaano Bajaajta

Warar hoose oo naga soo gaaray madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmad Madoobe ay safar ku imaan doonaan magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Magaalada Bosaso waxaa ku sugan wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Dr. Saciid Cabdullaahui Deni.

U jeedka safarka madaxweyne Axmad Madoobe ayaan la ogeyn waxa uu salaka ku hayo.

Magaalada Nairobi ayaa lagu wadaa in madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay kaga qeyb galaan kulan, kulankaasi oo ay soo qaban-qaabisay xukuumadda Imaaraatka Carabta.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: