Madaxweynayaasha Hiirshabeele ,Koonfur Galbeed & Galmudug oo Gaaray Kismaayo & Madaxweyne Gaas oo isna ku Wajahan (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynayaasha Hiirshabeele ,Koonfur Galbeed & Galmudug oo Gaaray Kismaayo & Madaxweyne Gaas oo isna ku Wajahan (Sawiro)

Waxaa gordhawayd Gaaray Magaaladda kismaayo ee xarunta Dowlad gobaleedka jubbaland Wafdi kasocda Madaxda Maamuladda Hiirshabeele iyo Koonfur galbeed ,

Alshabaab oo Soo Bandhigay nin isku Qarxiyeey Saldhigii Bariire
Nuxurka Khudbada Madaxweyne Farmaajo iyo waxa laga dhadhansankaro (daawo)
Soomaali lagu xiray dalka Hindiya & dowladda oo billaawday qorsho lagu siideynayo

Waxaa gordhawayd Gaaray Magaaladda kismaayo ee xarunta Dowlad gobaleedka jubbaland Wafdi kasocda Madaxda Maamuladda Hiirshabeele iyo Koonfur galbeed ,waxaana la filaya Maanta in uu furmo shirki maamul Gobaleedyadda kaas oo looga hadlayo wadashaqaynta Maamul gobaleedyadda iyo Xirirka Dowladda dhexe.

Maxamed Cabdi Waare iyo Sharif Xasan Labada Madaxweyne ee Hiirshabeele iyo Koonfur galbeed ayaa si weyn logu soo dhaweyeey kismaayo ,waxaana la filaya madax kale oo uu kamid yahay Madaxweynaha Puntland Cabdiwelu maxamed Cali Gaas oo hadda ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo sido kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa isna gaaray gordhawayd Kismaayo.

Shirka Maamul Gobaleedyadda ayaa la filayaa in uu Gordhow ka furmo kismaayo ,waxaana malmahan la hadal hayeey in uu dib u dhac kuyimaado shirka balse taas madhicin oo waxaaba la sugayaa saacadaha soo socda in uu shirka si rasmi ah u furo Axmed Madoobe Madaxweynaha dowlad gobaleedka Jubbaland.

lasoco wararka shirka insha allah

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: