Madaxweynaha Uganda oo magacaabay Madaxweyne ku xigeen iyo ra’iisul Wasaare cusub

HomeWararka

Madaxweynaha Uganda oo magacaabay Madaxweyne ku xigeen iyo ra’iisul Wasaare cusub

Madaxweyne Museveni ayaa Uganda Yuweri Museveni ayaa magacaabay golihiisa wasiirada isagoo madaxweyne ku xigeenkiisa iyo ra’iisul wasaaraha dalka ka d

Xaalada DR. Nadia, Dhaqtaradii dabaqa iska soo tuurtay (Waraysi)
Rooble oo maanta Doha kula kulmaya Amiirka dalka Qatar
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweyne Museveni ayaa Uganda Yuweri Museveni ayaa magacaabay golihiisa wasiirada isagoo madaxweyne ku xigeenkiisa iyo ra’iisul wasaaraha dalka ka dhigey dumar.

Madaxweyne ku xigeenka Uganda ayaa loo magacaabay Jessica Alupo halka ra’iisul wasaare loogu magacaabay Robinah Nabajja.

Haweeneyda loo magacaabay Madaxweyne ku xigeenka ayaa ka mid ahayd saraakiisha ciidamada dalka Uganda iyadoo xilal kala duwan ka soo qabatay dalkeeda.

Alupo waa siyaasi, sarkaal hore oo militariga iyo aqoonyahan ku dhashay 1974 degmada Katakwi.

Dhinaca kale ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Uganda Robinah Nabajja ayaa waxaa ay hore u soo noqtay Wasiiru dowlaha wasaarada caafimaadka dalka Uganda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: