Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Itoobiya

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Itoobiya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dowladds Itoobiya, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay ku sugan Magaalada Hargeysa.

Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee Itoobiya & Somaliland iyo arrimaha isu socodka ganacsiga labada dhinac.

Somaliland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay waday dadaalo kala duwan oo ay xiriir kula sameeysanayaan qaar kamid ah dalalka Afrika, iyaga oo la saxiixday heshiisyo dhowr ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0