Madaxweynaha Puntland oo xalay kulan la qaatay Bulshada Garoowe (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland oo xalay kulan la qaatay Bulshada Garoowe (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay wakhti kula qaatay qaarka mid ah bulshada magaalada Garoowe hotel Martisoor.

Madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka oo uu ka midyahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Wafdiga Dowladda Federaalka ah ee ku sugan Garoowe ayuu Madaxweynuhu halkaas ku salaamay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com