Madaxweynaha Puntland oo maanta is diiwaangaliyay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland oo maanta is diiwaangaliyay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo kusugan degmada Qardho ayaa maanta iska diiwaangaliyay xarunta guddiga doorshada ee degmada Qardho.

Nidaamka Xisbiyada badan ee Puntland ay ku talaabsatay ayaa waxaa hortaagan caqabado badan oo loo baahan yahay in laga gudbo.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com