Madaxweynaha Puntland oo kormeeray dayactirka Buundooyinka deegaanka XaajiKheyr

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray dayactirka Buundooyinka deegaanka XaajiKheyr

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray sida ay u socoto howsha dhismaha iyo dayactirka Buundooyinka deegaanka XaajiKheyr ee Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland iyo Injineerada dhisaya Buundooyinka XaajiKheyr. Wuxuuna boggaadiyay shaqada socota isagoo la wadaagay in Dowladan ahmiyad gaar ah siisay dhismaha iyo dayactirka Wadooyinka, sidaasi darteed cidkastoo ku shaqo lehna looga baahanyahay masuuliyad dheeraad ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com