Madaxweynaha Puntland oo hambalyo Bisha Ramadaan ku aadan u diray Shacabka Somaliyeed (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo hambalyo Bisha Ramadaan ku aadan u diray Shacabka Somaliyeed (Daawo)

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan Bulshada Puntland la wadaagay Hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Sidoo kale Madaxweyne Deni waxaa uu bogaadiyey heshiiska lagu xaliyey Khilaafka Jubaland, kaasi oo ay wada gaareen Madaxweynaha Jubaland iyo Golaha Isbedel doonka ee Jubaland

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com