Madaxweynaha Puntland oo Guddoomiyeey Shirkii Golaha Wasiirada (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Guddoomiyeey Shirkii Golaha Wasiirada (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta Gobollada iyo Degmooyinka ee Mashruuca horumarinta degmooyinka ee JPLG, xaaladda deegaanka, hirgelinta madasha horumarinta Puntland (PDF) iyo saamaynta Abaartu ku yeelatay dad iyo duunyoba

Nin Xaaskiisa oo Uur Leh Ku Gawracay Muqdisho (Waraysi)
Aqalka Sare ee Somaaliya oo kala diray Guddigi dhex dhexaadka Khilaafka Barlamanka
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.

Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta Gobollada iyo Degmooyinka ee Mashruuca horumarinta degmooyinka ee JPLG, xaaladda deegaanka, hirgelinta madasha horumarinta Puntland (PDF) iyo saamaynta Abaartu ku yeelatay dad iyo duunyoba

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: