Madaxweynaha Puntland Deni oo dib ugu laabtay dhusamareeb

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland Deni oo dib ugu laabtay dhusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo maanta hadda gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudu

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wasiir Sabriye oo sheegay xiliga uu furmayo shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug (dhegayso)
Golaha Ammaanka,”Alshabaab Waxay Kordhisey Weerarada Ay Ka Fuliso Muqdisho”

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo maanta hadda gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Madaxweyne Deni ayaa ku sugnaa labadi malmood ee ugu dambeysay caasimada Puntland ee Garoowe,waxaana inta badan ku sugan Magaaladda dhusamareeb Madaxda dowlad gobaleedyada iyo Madaxwyenaha Dowladda Federaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Madaxweynaha Puntland ayaa ka qeybgalaya shirka Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Dowlada Federalka lagu wado inuu ka furmo magaalada Dhuusamareeb.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: