Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Gudi magacaabay

HomeWararka

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Gudi magacaabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magacaabay Guddi loo xilsaray maalmaha xuriyada Soomaaliya

Dad Shacab oo ku dhintay Dagaal dhexmaray Alshabaab iyo AMISOM
Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)
Xaaf “Wax badan ayaa jira, hal sano gurigeyga Xamar ma tagin, Cadaado diyaarad ayaan ku dul maraa” (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magacaabay Guddi loo xilsaray maalmaha xuriyada Soomaaliya ee Dalkeena 26 jun/1luulyo.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 13 Xubnood ayaa laga soo kala xulay Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Gobolka Baay iyo kana degmada Baydhabo,waxaana guddigaan ay shaqadooda tahay qaban qaabada iyo diyaarinta sida ay u dhaceyso munaasadda maalmaha xuriyada Soomaaliya .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: