Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Nuuradiin Maxamed Khaliif u magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Jubaland.

Nuuradiin ayaa hore u ahaa xeer ilaaliyaha Ciidamada Jubbaland

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com