Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Garoowe

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Garoowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Madaxweynaha Galmdudug iyo siyaasiyin kala duwan ayaa horey u gaaray Magaladda Garoowe,iyaddo la filayo Madax kala duwan inay gaaran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com