Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo caleemosaarka madaxweynaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo  gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo caleemosaarka madaxweynaha

Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo caleemosaarka madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com