Madaxweynaha hore ee Pakistaan Pervez Musharraf oo geeryooday

Madaxweynaha hore ee Pakistaan Pervez Musharraf oo geeryooday

Madaxweynihii dalka Pakistaan Pervez Musharraf ayaa geeryooday isagoo jira da’ada 80 Sano

Pervez Musharraf ayaa Pakistaan xukumayey 10 sano wuxuuna soo noqday taliyaha ciidanka isku dhafka dalka Pakistaan kuwaas oo hogaaminayey isku dhacii u horeeyey Pakistaan iyo Hindia.

Wuxuu ku dhashay 1943 magaalada Delhi ee dalka Hindia wuxuuna waxbarashada ku qaatay Forman Christian College ee Lahore, Pakistaan ku yaala Musharraf ayaa talada dalka Pakistaan kala wareegay si afgambi ah oo aan dhiig ku daadan Raisal wasaarihi Isaga u dalacsiiyey General una dhiibay hoganka Ciidan Pakistaan Shariif oo xafiiska joogey 17 Feb 1997 ilaa 12 Oktobar 199.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com