Madaxweynaha Hiirshabeele oo la doortay

HomeWararka

Madaxweynaha Hiirshabeele oo la doortay

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa ka dhacday Magalaada Jowhar , iyadoo si weyn loo adkeeyay Ammaanka Xaafaddaha ay ka dhace

Masar oo Somaaliya usoo diraysa Deeq dawo
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddi ka kooban Shan xubnood
Aabaha dhalay luul Cabdicasiis ayaa yiri” meydka gabadhayda in 11 maalmood farinjeer Kujiro ninki..

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa ka dhacday Magalaada Jowhar , iyadoo si weyn loo adkeeyay Ammaanka Xaafaddaha ay ka dhaceyso doorashada.

Doorashadaan oo aheyd mid ugu xiisaha yareyd dhammaan doorashooyinkii maamul goboleedyada waxaa Madaxweynaha ku tartamay Cali Guudlaawe Xuseen iyo C/raxmaan Jimcaale Cismaan.

Waxaa ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe.

Cali Guudlaawe ayaa ahaa Madaxweynaha Hirshabeelle Afartii sano ee lasoo dhaafay.

Waxaa uu sidoo kale horay u soo noqday Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0