Madaxweynaha Galmudug oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka daraawishta Galmudug

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka daraawishta Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar usoo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga socona

Wasiirki Waxbarashada Jubbaland oo geeriyooday iyo Madaxweyne Deni oo ka hadlay
Siyaasi Shoortaayo: “Mararka qaar Somaliland waxaad is dhahaysaa war meeshu ma isbitaalkii dhimirka oo dal dhan ah baa”
Guddiga Aaska Marxuum C/raxmaan Xoosh jabriil oo kulmay (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar usoo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga soconayay Magaalada Dhuusamareeb.

Ciidamada tababarka loosoo xiray oo la laylinayey muddo Dhawr bilood ah, waxay noqonayaan dufcaddii 1-aad ee ka baxda
DugsigaTababarka Ciidamada ee magaalada Dhuusamareeb.

Khudbad uu jeediyay Ciidamada ayuu ku faray inay si wanaagsan ugu shaqeeyaan deegaankooda & dadkooda kana difaacaan cadowga.

Madaxweynaha Galmudug ayaa ku ammaanay Wasaaradda Amniga Gudaha iyo saraakiisha tababarka bixinaysay sida wanaagsan ee Ciidamada ay u diyaariyeen.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: