Madaxweynaha Galmudug oo si kuluul uga hadlay Dagaalka Gobalka Galgaduud (dhegayso|Daawo)

Madaxweynaha Galmudug oo si kuluul uga hadlay Dagaalka Gobalka Galgaduud (dhegayso|Daawo)

Axmed Ducaale Geelle Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Xaaf oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Dhuusamareeb ayaa si kuul uga hadlay dagaalka Kaxandhaale,isaga oo dhinaca kale eedeyn u jeediyay Dowladda Federaalka.

Waxa uu marka hore Madaxweyne Xaaf u tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalka Kaxandhaale,sidoo kale waxa uu caafimaad u rajeeyay,waxaana uu ugu baaqay maleeshiyaadka dagaalamaya inay joojiyaan.

Xaaf ayaa shegayin dhawaad 200 oo ruux ay dagaalada ka socda Kaxandhaale iyo tuulooyinka hoostaga Maxaas ay ku geeriyoodeen kuna dhaawacmeen ilaa iyo haddana aysan jirin wax natiijo ah oo laga gaaray.


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com